from $10,00
Check Availability

Star Hotel

Bar Ubax View on map
Not Rated from 0 review
0/5
100% guests recommend

Ku soo dhawoow Star Hotel oo ku yaala bartamaha Muqdisho! inta aad nalajoogto Dareen jawidagan ooraaxo leh, markale ku soodhawaw qolal aad loo qurxiyay oo sitaxadar leh loo qalabeeyay.

qol kastaahiba wuxuu ku qalabaysan yahay waxyaabo lagamaarmaan u ah martida doonaysa raaxada iyo soodhawaynta dhabtaa, inta aad kujirto Star hotel waxaad si aan kala go’lahayn u helidoontaa WiFi xawaarasara leh, TV iyo mukayf.

Martigelintu waa mudnaanteena! Howl-wadeenadeenu waxay fiiro gaar ah u leeyihiin hubinta baahiyahaaga inay si deg deg ah u daboolaan, hadii aad ku jirto booqasho dheer ama joogis gaaban, huteelkeenu waxa uu ku siinayaa gabaad ku haboon wakhtigaaga Muqdisho. Waxaan si aad ah u sugaynaa fursadda aad nagu doora laheed oo joogitaankaaga uga dhigi lahayd mid xusuus leh.

Star Hotel wuxuu ku yaalaa mogadishu howl wadaag gaar ahaan BAR-UBAX

Air Conditioning
Flat Tv
Internet – Wifi

Check In 12:00 pm
Check Out 12:00 pm

Review score

0/5
Not Rated
Based on 0 review

Traveler rating

Excellent
0
Very Good
0
Average
0
Poor
0
Terrible
0

Summary

Cleanliness
0 /5
Accuracy
0 /5
Communication
0 /5
Location
0 /5
Check-in
0 /5
Value
0 /5
0 review on this Hotel - Showing 1 to 0

Write a review

from $10,00 /night

Owner

star hotel

Member Since 2024