from $12,00/night
Book Now

Single Room

Hotel: Nasiye hotel

Ku soo dhawaw qolka diirimaadka iyo raaxada, waxaana loogu talagalay qolkaan dadka socotaada ee kali kali u safraya, marka aad soo gasho qlkaan sida taxadarka leh loo hagaajiyay, waxaa isla markiiba dareemi doontaa inaad ku jirto jawi saxan saxa udgoon leh.

Sidoo kale qolkaan wuxuu kuu abuuridoona jawi xasuuseed oo maalintaadaas ka dhigidoonta mid aad ajandayaal badan ku dagsato.

Air Conditioning
Bathroom robe
Bathtub
Flat Screen TV
Hair dryer
Shampoo
Suitcase key
from $12,00/night
24/09/2024
-
25/09/2024

Owner

nasiye

Member Since 2024