Ku soodhawaw Qolkaan, oo loogu talagalay in lagu daboolo baahiyaha martida u imaanaya ganacsiga si ay u dareemaan nasiino inta ay ku gudajiraan safarkooda ganacsi ee magaalada muqdisho, waa qol balaaran oo ku qalabaysan miis shaqo, kursi iyo Wifi xawaara sara leh. U samee arrimahaaga ganacsi si raaxo leh oo meel dagan xisaabtaada ku xiro. Ku raaxayso maalintaada dheer kuna qaado kulamo iyo shirar ganacsigaaga xoojinaaya,