from $11,00
Check Availability

Salaama hotel

Not Rated from 0 review
0/5
100% guests recommend

Ku soo dhawoow salaama hotel oo ku yaala bartamaha Muqdisho! Dareen jawidagan ooraaxo leh inta aad nalajoogto, markale ku soodhawaw qolal aad loo qurxiyay oo sitaxadar leh loo qalabeeyay.

qol kastaahiba wuxuu ku qalabaysan yahay waxyaabo lagamaarmaan u ah martida doonaysa raaxada dhabtaa, inta aad kujirto salaama hotel waxaad si aan kala go’lahayn u helidoontaa WiFi xawaarasara leh, TV iyo mukayf.

Martigelintu waa mudnaanteena! Howl-wadeenadeenu waxay fiiro gaar ah u leeyihiin hubinta baahiyahaaga inay si deg deg ah u daboolaan, hadii aad ku jirto booqasho dheer ama joogis gaaban, huteelkeenu waxa uu ku siinayaa gabaad ku haboon wakhtigaaga Muqdisho. Waxaan si aad ah u sugaynaa fursadda aad nagu doora laheed oo joogitaankaaga uga dhigi lahayd mid xusuus leh.

hotel salaama wuxuu ku yaalaa mogadisho gaar ahaan agagaarka DAALO

Air Conditioning
Airport Transport
Flat Tv
Internet – Wifi
Restaurant
Spa & Sauna
Washer & Dryer
Check In 12:00 pm
Check Out 12:00 pm

Review score

0/5
Not Rated
Based on 0 review

Traveler rating

Excellent
0
Very Good
0
Average
0
Poor
0
Terrible
0

Summary

Cleanliness
0 /5
Accuracy
0 /5
Communication
0 /5
Location
0 /5
Check-in
0 /5
Value
0 /5
0 review on this Hotel - Showing 1 to 0

Write a review

Double Room


170m2


x2


x3


x1

Owner

salaama hotel

Member Since 2024

Information Contact

Email

info@sohobooking.com

Website

sohobooking.com

Phone

610444288