from $10,00/night
Book Now

Single Room

Hotel: Star Hotel

Ku soo dhawaw qolka diirimaadka iyo raaxada, waxaana loogu talagalay qolkaan dadka socotada ah ee kali kali u safraya, marka aad soo gasho qolkaan sida taxadarka leh loo hagaajiyay, waxaa isla markiiba dareemi doontaa inaad ku jirto jawi saxan saxa udgoon leh.

Sidoo kale qolkaan wuxuu kuu abuuridoonaa jawi xasuuseed oo maalintaadaas ka dhigidoonta mid aad ajandayaal badan ku dagsato.

Air Conditioning
Bathroom robe
Flat Screen TV
Hair dryer
Shampoo
Towels
Wifi
from $10,00/night
24/09/2024
-
25/09/2024

Owner

star hotel

Member Since 2024